Friday, February 24, 2017

LATEST NEWS



wp booster error:
td_api_base::mark_used_on_page : a component with the ID: thumbnail is not set.

In pictures: Farmajo meets with King Salman in Riyadh

President Mohamed Abdullahi Farmajo has on Thursday met with Salam Bin Abdulaziz, the king of Saudi Arabia in Riyadh in his first foreign trip since his election in Feb 8. Somali President has discussed with King Salman on several issued, mainly the temporary ban of Somali livestock exportation to Saudi Arabia, and the two Nations’ bilateral

Xidiga Valencia Ee Fabian Orellana Oo Xili Ciyaareedkan Real Madrid Goolal Kaga Dhaliyay Laba...

Guud ahaan wax sahlan ma aha in xidig uu xili ciyaareedka dhan goolal ka dhaliyo Real Madrid, waxayna gool dhaliyaal badani ku dhibtoodaan sidii ay ku gaadhi lahaayeen shabaq Los Merengues laakiin taasi waxaa ka duwan in Fabian Orellana uu xili ciyaareedkan ka yaabsaday kooxda Zidane isla markanaa uu laba gool ka dhaliyay isaga oo ka […]

Daawo Sawirada soo dhaweynta Madaxweyne Farmaajo ee Boqortooyada Sacuudiga

Madaxwaynaya Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdilaahi Farmaajo wuxuu caasumaad rasmi ah ka helay Boqorka Sucuudiga Boqor Salmaan Binu Cabdicasiis Aala Sucuud. Madaxwaynaha iyo wafdigiisa waxaa garoonka diyaaradaha Riyaad kusoo dhaweeyay Amiirka Riyaad, Amiir Faysal Bin Bandar Ibnu Cabdicasiis,Safiirka Soomaaliya ee Sucuudiga Daahir Maxamuud Geelle,wasiirka arrimaha dibadda DFS mudane Cabdisalaan Hadliye iyo diplomaasiyiin safaarada ka tirsan ...

STAY CONNECTED

0FansLike
62,678FollowersFollow
13,074SubscribersSubscribe
- Advertisement -

POPULAR ARTICLES

Wasiirka Arrimaha Dibadda Somaliya oo la kulmay dhigiisa Emirate-ka Carabta (SAWIRRO)

Wasiirka Arimaha Dibadda Somaliya, C/salaan Hadliye Cumar oo booqsho ku joogay maalmahan Emirate-ka Carabta, ayaa kulan la qaatay Dhigiisa Wasiirka Arrimaha Dibadda Emirate-ka Carabta...

ciidamada amniga oo ka hortagay qarax iyo weerar lagu talo galay muqdisho

Ciidamada Ammaanka qaranka Soomaaliya ayaa shaaciyay iney ka hortagen Qarax iyo weerar xoogan oo la doonayay in lagu qaado goob dadka ay isugu yimaadan...

Askari Kenyan ka laabtay Hawlgalka AMISOM oo is-daldalay.

Askarigaasi oo 52-jir ah ayaa la sheegay inuu isku daldalay tuulladda Bukalama ee Degmadda Busia oo ku taal meel ku dhow xuduudka Kenya la...

LATEST REVIEWS

Madaxweynaha oo ka tacsiyeeyay geerida Weriye Sagal Salaad Cusmaan

Muqdisho, 5 June 2016 (Villa Somalia)---- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa tacsi u diray shacabka , qoyska iyo eheladii ay...

RECENT COMMENTS