Friday, January 20, 2017

MOST POPULAR

Diyaarado Dagaal oo Duqeymo ka fuliyay Duleedka Degmada Afgooye

Afgooye (Sh M Network)—Wararka laga helayo Degmada Afgooye ee Gobolka Sh.Hoose ayaa sheegaya in Duqeymo xoogan Xalay ay ka dhaceen Degaano Duleedka ka ah Degmada Afgooye. Duqeymahan ayaa Diyaarado Dagaal waxey ku beegsadeen Degaanada Warmaxan iyo Tixsiile oo ku yaalla Duleedka Degmada Afgooye. Degaanadan ayaa la aaminsan yahay in ay ku sugan yihiin Xubno ka

TECH

Madaxweyne Xasan: Waa wax laga xumaado kufsigii ka dhacay Gobolka Mudug

Muqdisho (Sh M Network)—Warsaxaafadeed ka soo baxay Xafiiska Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa waxaa lagu balan qaaday in gargaar caafimaad oo dhinaca Dibadda ah loo sameynayo Gabar dhawaan lagu kufsaday Degaan ka tirsan Gobolka Mudug. Madxweyne Xasan Sheekh ayaa tibaaxay in markii hore uu maqlay Kufsigan Gabadhan uula xanuunsaday, isagoona intaasi ku daray in

PEOPLE

0FansLike
62,344FollowersFollow
12,765SubscribersSubscribe
- Advertisement -

TRAVEL

Faransiiska oo gacanta ku dhigay nin qorsheynaayay weerar ka dhan ah...

Ciidamada Boolska Faransiiska, ayaa waxay gacanta ku soo dhigeen nin lagu eedeeyay inuu qorsheynaayay weerar uu ka gaysto dalkaasi. Hawlgalka lagu soo qabtay, ayaa...