Friday, January 20, 2017

Infinite Load Articles

Diyaarado Dagaal oo Duqeymo ka fuliyay Duleedka Degmada Afgooye

Afgooye (Sh M Network)—Wararka laga helayo Degmada Afgooye ee Gobolka Sh.Hoose ayaa sheegaya in Duqeymo xoogan Xalay ay ka dhaceen Degaano Duleedka ka ah Degmada Afgooye. Duqeymahan ayaa Diyaarado Dagaal waxey ku beegsadeen Degaanada Warmaxan iyo Tixsiile oo ku yaalla Duleedka Degmada Afgooye. Degaanadan ayaa la aaminsan yahay in ay ku sugan yihiin Xubno ka

Madaxweyne Xasan: Waa wax laga xumaado kufsigii ka dhacay Gobolka Mudug

Muqdisho (Sh M Network)—Warsaxaafadeed ka soo baxay Xafiiska Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa waxaa lagu balan qaaday in gargaar caafimaad oo dhinaca Dibadda ah loo sameynayo Gabar dhawaan lagu kufsaday Degaan ka tirsan Gobolka Mudug. Madxweyne Xasan Sheekh ayaa tibaaxay in markii hore uu maqlay Kufsigan Gabadhan uula xanuunsaday, isagoona intaasi ku daray in

Weerarkii Afgooye oo soo gaba gaboobay iyo Masuuliyiin wax ku noqday.

Afgooye ( Sh.M.Network)-Faah Faahinada laga helayo degmada Afgooye ee Gobolka Shabeelaha Hoose ayaa soo warinaya in dagaalkii ka dhacay degmadaasi uu joogsaday islamarkaana uu geystay khasaarooyin kala duwan. Al Shabaab oo weerarka ay ku soo qaadeen degmadaasi isugu fidiyay qeybo ka mid ah degmadaasi ayaa dib isaga gurtay. Wararka ayaa sheegaya in illaa 6 qof

Deg Deg: Al Shabaab oo weerar culus ku qaaday degmada Afgooye.

Afgooye ( Sh.M.Network)-Wararka aan ka heleyno Degmada Afgooye ee Gobolka Shabeelaha Hoose ayaaku soo warramaya in Al Shabaab weerar Culus ku qaadeen Caawa Degmada Afgooye ee Gobolka Shabeelaha Hoose. Al Shabaab ayaa la sheegay in haatan ay la wareegeen gacan ku heynta inta badan degmada Afgooye ee Gobolka Shabeelaha Hoose marka laga reebo Saldhiga Booliska

UPDF vows retaliation for Al-Shabaab killing of captured Ugandan soldier

The army yesterday warned that al-Shabaab insurgents will pay for “inhumanly” executing a Ugandan soldier whom they captured in August 2015. The outgoing army spokesperson, Lt Col Paddy Ankuda, said al-Shabaab had violated the international law which protects prisoners of war from being killed by the belligerent forces. “We have watched the video and it’s

Askari ka tisarn Ciidamada Jubaland oo Dil ka geystay Magaalada Kismaayo

Kismaayo (Sh M Network)—Wararka laga helayo Magaalada Kismaayo ee Xarunta Gobolka Jubada Hoose ayaa sheegaya in Ruux Shacab ahaa lagu Dilay Xaafada Farjano ee Magaalada Kismaayo. Dilkan ayaa waxaa sida la sheegay fuliyay Askari ka tirsan Ciidamada Ilaalada Madaxtooyadda Maamulka uu hogaamiyo Madaxweyne Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe). Wararka ayaa sheegaya in Dilkan uu yimid
- Advertisement -