LATEST ARTICLES

In pictures: Farmajo meets with King Salman in Riyadh

President Mohamed Abdullahi Farmajo has on Thursday met with Salam Bin Abdulaziz, the king of Saudi Arabia in Riyadh in his first foreign trip since his election in Feb 8. Somali President has discussed with King Salman on several issued, mainly the temporary ban of Somali livestock exportation to Saudi Arabia, and the two Nations’ bilateral

Xidiga Valencia Ee Fabian Orellana Oo Xili Ciyaareedkan Real Madrid Goolal...

Guud ahaan wax sahlan ma aha in xidig uu xili ciyaareedka dhan goolal ka dhaliyo Real Madrid, waxayna gool dhaliyaal badani ku dhibtoodaan sidii ay ku gaadhi lahaayeen shabaq Los Merengues laakiin taasi waxaa ka duwan in Fabian Orellana uu xili ciyaareedkan ka yaabsaday kooxda Zidane isla markanaa uu laba gool ka dhaliyay isaga oo ka […]

Daawo Sawirada soo dhaweynta Madaxweyne Farmaajo ee Boqortooyada Sacuudiga

Madaxwaynaya Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdilaahi Farmaajo wuxuu caasumaad rasmi ah ka helay Boqorka Sucuudiga Boqor Salmaan Binu Cabdicasiis Aala Sucuud. Madaxwaynaha iyo wafdigiisa waxaa garoonka diyaaradaha Riyaad kusoo dhaweeyay Amiirka Riyaad, Amiir Faysal Bin Bandar Ibnu Cabdicasiis,Safiirka Soomaaliya ee Sucuudiga Daahir Maxamuud Geelle,wasiirka arrimaha dibadda DFS mudane Cabdisalaan Hadliye iyo diplomaasiyiin safaarada ka tirsan ...

Madaxweyne Farmaajo oo la kulmay Boqorka Dalka Sacuudi +SAWIRO

Riyadh (Sh M Network)—Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, Madaxweynaha Soomaaliya, iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa gaaray Magaalada Riyaadh ee Dalka Sacuudiga. Madaxweyne Farmaajo iyo wafdigiisa ayaa si diiraan waxaa halkaasi ugu soo dhaweeyay Xubno ka tirsan Safaarada Soomaaliya ee Magaalada Riyadh iyo mas’uuliyiin ka tirsan Dowladda Sacuudiga. Intaasi kadib, ayaa Madaxweynaha Soomaaliya waxuu halkaasi kula kulmay boqorka

Somali man gets 2-year sentence for lying in terror case

A Minnesota man was sentenced Wednesday to two years in federal prison for lying to the FBI during their investigation into the travels of young men who left the U.S. to join the Somali militant group al-Shabab. Mahdi Hussein Furreh, 34, was also sentenced to three years of supervised release. He pleaded guilty in October

Al Shabaab seized Elhur from Galmudug forces

Fighters with the Al Qaeda-affiliated militant group Al shabaab have wrested control of a key location in central Somalia from Galmudug state forces on Thursday, residents confirmed. Locals said Al shabaab fighters moved in the area, without encountering any resistance from regional forces, who are reported to have deserted the area before Al shabaab’s arrival.

President jets off to Saudi Arabia on first trip Abroad

Villa Somalia has announced that newly inaugurated Somali President Mohamed Abdullahi Farmajo flew to Saudi Arabia, after appointing Hassan Ali Kheyre as new Prime Minister. It will be Farmajo’s first trip abroad since assuming office last week.

Al Shabaab oo la wareegay gacan ku heynta deegaanka Ceelhuur ee...

Hobyo ( Sh.M.Network)-Xarakada Al Shabaab ayaa la wareegay gacan ku heynta deegaanka Ceelhuur ee Koofura Gobolka Mududg. Dagaalamayaal aad u hubeysan ayaa gudaha waxa ay u galeen deegaanka Ceelhuur xilli deegaankaasi xalay inta badan Shacabka isaga guureen. Muddooyinkii dambe Al Shabaab ayaa dhaq dhaqaaqyo Ciidan wax ay ka wadeen deegaanno ka tirsan Koofurta Gobolka Mudug.

Hassan Ali says delighted to be picked as Somali PM

Somali-born Norwegian national Hassan Ali Khaire has thanked Somali President Mohamed Abdullahi Farmajo for appointing him as the new Prime Minister of the country. Khaire has pledged to form an effective cabinet that will work under the President’s strategy, if parliament approved him as the Prime minister of Somalia. Hassan Ali Khaire who newcomer to Somali politics

Maxaad ka taqaanaa Ra’iisul Wasaaraha Cusub ee Soomaaliya

Muqdisho ( Sh.M.Network)-Ra’iisul Wasaaraha Cusub ee Soomaaliya  Hassan Ali Kheyre ayaa xilal kala duwan waxa uu ka soo qabtay Hay’adda Norwegian Refugee Council oo loo soo gaabiyo NRC. Hay’addaasi ayaa intii u dhexeysay Sanadihii 2006-2014  waxa uu ka soo qabtay Agaasimaha Geeska Africa iyo Yemen . 2014 ayaa waxaa loo  Magacaabay Howl Fulinta Africa Shirkadda

War Deg Deg ah: Madaxweyne Farmaajo oo Magacaabay Ra’iisul Wasaarihiisa.

Muqdisho ( Sh.M.Network)-War Goor dhow naga soo gaaray Xarunta Madaxtooyada ee Villa Soomaaliya ayaa xaqiijinaya in Madaxweynaha Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo uu u Magacaabay Ra’iisul Wasaarihiisa Xasan Cali Kheyre. Madaxweynaha ayaa ku dhawaaqay Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya ka hor inta uusan u Ambabixin Dalka Sacuudi Arabia. Madaxweynaha ayaa ugu baqoolaya Dalka Sacuudiga si halkaas uu

Pro-govt forces seize control of Buhodle, north of Somalia

Reports reaching us from Togdheere region in northern Somalia indicate that pro-government forces have for the first time in more than 2 decades seized control of Buhodle town.

Man United Oo Iska Xaadirisay Wareega 16-ka Kooxood Ee Europa Leaque-ga,...

Manchester United ayaa u soo baxday wareega 16 ka kooxood ee Europa Leaque-ga kadib markii ay kooxda ree France ee Saint Etienne ay wadar ahaan labada kulan ku garaacday 4:0, waxayna kooxda Mourinho ka mid noqotay kooxaha sii wadan doona tartanka labaad ee kooxaha Yurub ee Europa Leaque-ga. Henrikh Mkhitaryan ayaa Manchester United u dhaliyay goolka […]

Four wounded in mortar shelling in Mogadishu

At least four civilians were reported to have been wounded in a new barrage of mortar shelling in  Mogadishu on Wednesday, hours after a new President was officially inaugurated. A witness, speaking on condition of anonymity with Radio Shabelle, said 2 children are among 4 people hurt in a mortar shell struck a house in Kawo-gudey

Somalia’s new President officially inaugurated

Mohamed Abdullahi Farmajo, the 9th President of Somalia who was elected in February 8 by Lawmakers of the Federal Parliament was officially inaugurated in Mogadishu on Wednesday. Leaders of several African nations were in attendance for Farmajo’s official inauguration, including the presidents of Djibouti and Kenya, and Prime minister of Ethiopia. Farmajo’s predecessor Hassan Sheikh Mohamud,

DHAGEYSO:-WARKA HABEEN EE RADIO KULMIYE 7:30PM (22=02=2017)

Muqdisho–KNN:–Dhageystayaasha Radio Kulmiye ee ku xiran Webkeena www.Radiokulmiye.com waxaan idin soo gudbineynaa Warkii Caawa ee Radio Kulmiye waxaa wada aqrinayay:-Maxamuud Cismaan Warsame iyo Ismaacil xaji cabdala:- Farsamadii:-Maxamed Dalal Maxamuud:- Halkan ka Dhageeso Warka Habeen EE Radio kulmiye ;-