LATEST ARTICLES

Diyaarado Dagaal oo Duqeymo ka fuliyay Duleedka Degmada Afgooye

Afgooye (Sh M Network)—Wararka laga helayo Degmada Afgooye ee Gobolka Sh.Hoose ayaa sheegaya in Duqeymo xoogan Xalay ay ka dhaceen Degaano Duleedka ka ah Degmada Afgooye. Duqeymahan ayaa Diyaarado Dagaal waxey ku beegsadeen Degaanada Warmaxan iyo Tixsiile oo ku yaalla Duleedka Degmada Afgooye. Degaanadan ayaa la aaminsan yahay in ay ku sugan yihiin Xubno ka

Madaxweyne Xasan: Waa wax laga xumaado kufsigii ka dhacay Gobolka Mudug

Muqdisho (Sh M Network)—Warsaxaafadeed ka soo baxay Xafiiska Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa waxaa lagu balan qaaday in gargaar caafimaad oo dhinaca Dibadda ah loo sameynayo Gabar dhawaan lagu kufsaday Degaan ka tirsan Gobolka Mudug. Madxweyne Xasan Sheekh ayaa tibaaxay in markii hore uu maqlay Kufsigan Gabadhan uula xanuunsaday, isagoona intaasi ku daray in

Weerarkii Afgooye oo soo gaba gaboobay iyo Masuuliyiin wax ku noqday.

Afgooye ( Sh.M.Network)-Faah Faahinada laga helayo degmada Afgooye ee Gobolka Shabeelaha Hoose ayaa soo warinaya in dagaalkii ka dhacay degmadaasi uu joogsaday islamarkaana uu geystay khasaarooyin kala duwan. Al Shabaab oo weerarka ay ku soo qaadeen degmadaasi isugu fidiyay qeybo ka mid ah degmadaasi ayaa dib isaga gurtay. Wararka ayaa sheegaya in illaa 6 qof

Deg Deg: Al Shabaab oo weerar culus ku qaaday degmada Afgooye.

Afgooye ( Sh.M.Network)-Wararka aan ka heleyno Degmada Afgooye ee Gobolka Shabeelaha Hoose ayaaku soo warramaya in Al Shabaab weerar Culus ku qaadeen Caawa Degmada Afgooye ee Gobolka Shabeelaha Hoose. Al Shabaab ayaa la sheegay in haatan ay la wareegeen gacan ku heynta inta badan degmada Afgooye ee Gobolka Shabeelaha Hoose marka laga reebo Saldhiga Booliska

UPDF vows retaliation for Al-Shabaab killing of captured Ugandan soldier

The army yesterday warned that al-Shabaab insurgents will pay for “inhumanly” executing a Ugandan soldier whom they captured in August 2015. The outgoing army spokesperson, Lt Col Paddy Ankuda, said al-Shabaab had violated the international law which protects prisoners of war from being killed by the belligerent forces. “We have watched the video and it’s

Askari ka tisarn Ciidamada Jubaland oo Dil ka geystay Magaalada Kismaayo

Kismaayo (Sh M Network)—Wararka laga helayo Magaalada Kismaayo ee Xarunta Gobolka Jubada Hoose ayaa sheegaya in Ruux Shacab ahaa lagu Dilay Xaafada Farjano ee Magaalada Kismaayo. Dilkan ayaa waxaa sida la sheegay fuliyay Askari ka tirsan Ciidamada Ilaalada Madaxtooyadda Maamulka uu hogaamiyo Madaxweyne Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe). Wararka ayaa sheegaya in Dilkan uu yimid

Rivaldo oo Barcelona kulataliyey in ay soo qaataan Philippe Coutinho,

(19-1-2017) Xidigii weynaa ee Naadiga Barcelona Rivaldo oo lagu Casuumay Naadigiisii hore ayaa waxa uu sheegay in Kubad Sameeyaha ay isku dalka yihiin ee u

Continue Reading »

DHAGEYSO:-Barnaamijka Galab wanaagsan ee ka baxa Radio Kulmiye {19-01-2017}

Muqdisho–KNN:–Akhristeyaasheena ku Xiran Bogga Radiokulmiye.net waxaan Maalinkasta aan idiin soo gudbinaa Barnaamijka Galab wanaagsan oo aad ku Maqashaan Heeso isugu jira kuwii hore kuwii dambe iyo kuwii Dhexe intaba iyo Sheek Barnaamijka Galab wanaagsan Waxaa Ku Dhex Dhegeysataan:- SHEEKADA WALBAHAAR ADUUN:-Barnaamijka Galab wanaagsan waxaa wada jir u soo jeediya:Burhaan Diini Faarax  iyo Farxiyo Xuseen Cali Farsamadii:Hodan Cali ...

SAWIRO: Carlos Tevez Oo Si Waali Ah Loogu Soo Dhaweeyay Dalka...

Xidiga ree Argentina ee Carlos Tevez ayaa markii ugu horaysay soo cago dhigtay dhulwaynaha shiinaha kadib markii ay kooxdiisii carruurnimo ee Boca Juniors iyo kooxdiisa hadda ee Shanghai Shenhua ay horeba uga heshiiyeen iibka 32 jirkan. Wuxuuna Tevez la kulmay soo dhawayn waali ah iyada oo jamaahiirta kooxda Shanghai Shenhua ay si waali ah ugu soo baxeen isla […]

Guddoomiyaha Gobolka Bari oo sheegay in Sarkaal ka tirsan Al Shabaab...

Boosaaso ( Sh.M.Network)-Yuusuf Maxamed Waceys Guddoomiyaha Gobolka Bari ee Maamulka Puntland oo Warbaahinta kula hadlayay Magaalada Boosaaso ayaa waxa uu sheegay in Sarkaal ka tirsan Xarakada Al Shabaab ay gacanta ku dhigeen. Guddoomiyaha Gobolka Bari ayaa carabka ku dhuftay in Sarkaalkaan ay gacanta ku dhigeen uu soo maleegay weeraradii lagu kala dilay Agaasimihii Madaxtooyada Puntland

Arday ka tirsan J.Indian Ocean oo ogaaday in Xisbiyada Siyaasadeed ay...

Muqdisho ( Sh. M. Network)-Cilmi-baaristan oo ay sameeyeen  labo arday oo ka tirsan Jaamacada Badweynta Hindiya ayaa waxay kusoo baareen qeyb-ku-lahaanshaha xisbiyada siyaasadda ee doorashada. Labada Arday oo kala ah Cumar Sheekh Nuur Xuseen iyo Cumar Yuusuf Axmed ayaa soo ogaaday intii ay ku guda jireen cilmi-baaristan in xisbiyada siyaasadda  qaarakood ay si dadban uga

Dad lagu soo qabtay Waxyaabaha Maanka dooriya oo lagu Xukumay Gobolka...

Buuhoodle ( Sh.M.Network)-Maxkamad ku talla Gobolka Togdheer oo hoostagta Maamulka Soomaaliland ayaa waxa ay Xukunno kala duwan ku riday rag lagu soo qab qabtay waxyaabaha Maanka dooriya. Xeer Ilaaliye ku xigeenka Maxkamadaasi Xuseen Cali ayaa Warbaahinta u xaqiijiyay in Dadkaasi ay xukumeen ay gaarayeen illaa iyo 3 Ruux kuwaas oo qaarkooda lagu xukumay Lacag 6

DHAGEYSO Warka Habeen ee Idaacadda Shabelle

Muqdisho (Sh M Network)– Waxaad halkan ka dhageysan kartaa Warka Habeen ee Idaacadda Shabelle ee Magaalada Muqdisho.

Paul Pogba oo Suuqyada keenay dharka shirkadiisa Cusub+Sawiro

(18-1-2017) Laacibka xulka Faransiiska iyo kooxda Manchester United Paul Pogba ayaa bishii March ee 2016 waxa uu heshiis wakhti dheer ah la galay shirkadda qalabka

Continue Reading »

DHAGEYSO:-Barnaamijka Galab wanaagsan ee ka baxa Radio Kulmiye {18-01-2017}

Muqdisho–KNN:–Akhristeyaasheena ku Xiran Bogga Radiokulmiye.net waxaan Maalinkasta aan idiin soo gudbinaa Barnaamijka Galab wanaagsan oo aad ku Maqashaan Heeso isugu jira kuwii hore kuwii dambe iyo kuwii Dhexe intaba iyo Sheek Barnaamijka Galab wanaagsan Waxaa Ku Dhex Dhegeysataan:- SHEEKADA WALBAHAAR ADUUN:-Barnaamijka Galab wanaagsan waxaa wada jir u soo jeediya:Burhaan Diini Faarax  iyo Farxiyo Xuseen Cali Farsamadii:Hodan Cali ...

LA OGAADAY: Lacagta Ay Chelsea Ku Ganaaxday Diego Costa Ka Hor...

Todobaadkan waxaa si wayn looga hadlay khilaaf xoogan oo soo kala dhex galay Diego Costa iyo tababaraha kooxdiisa ee Antonio Conte kadib markii xidiga ree Spain ay isku dhaceen tababaraha taam ahaansha Blues isla markaana ay sabab u noqotay in Costa uu seegay kulankii Leicester City ee horyaalka Premier Leaque-ga. Costa ayaa lagu qasbay in […]